Lataliyihii dhinaca War-faafinta ee R/Wasaare Khayre oo is casilay iyo sababta ka dambeysa

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in C/qaadir Cashir Nadaara oo ahaa lataliyihii dhinaca warfaafinta ee Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre uu is casilay. Sida aan Wararka ku helnay C/qaadir Nadaara oo mudo ahaa Lataliyaha Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hada go’aansaday in uu xilkaasi iska casilo isaga oo ku sugan magaalada London … Continue reading Lataliyihii dhinaca War-faafinta ee R/Wasaare Khayre oo is casilay iyo sababta ka dambeysa